Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay waqtiga uu furmayo Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiga sare
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Hidaha iyo Tacliinta sare Dr. C/raxmaan Daahir Cusmaan oo shalay shir jiraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay ...
















