Guddoonka Golaha Shacabka Oo Go’aan Kasoo Saaray Maqaamka Caasimadda ,,,WARSAXAAFADEED
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go'aan ka gaarista ...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa go'aan uu maanta soo saaray kaga hadlay cida iska leh go'aan ka gaarista ...
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud, waxaana Deegaanka ka soconaya ...
kulan looga hadlaayay Amniga Gobolka Shabeelaha hoose ayaa lagu qabtay Degmada Baraawe ee Gobolkasi waxan ka qayb galay masuuliyinta gobolka ...
ESKISEHIR, Turkey (SONNA)- At least 13 people died and 42 others wounded early Saturday in a bus crash in the ...
Maamulka Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Muqdisho Aadan Cadde ayaa ka hadlay shil aanan khasaaro gaysan oo ka dhacay goor dhow ...
Magaalada Tronto ee Dalka Canada ayaa waxaa ka dhacay weerar lagu dilay 2 dhalinyaro ah oo mid ka mid ah ...
Wasiirka Amnigga Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo Shir Jiraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa Xaqiijiyay in 38 ...
Qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha DFS ayaa ka socota Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galguduud ee bartaamaha soomaaliya. Wasiir ku xigeenka ...
Dowladda Mareykanka ayaa wajaheysa inay shaqeyn waayaan dhammaan laamaheeda federaalka kaddib markii ay senetarada waddankaasi ku guuldareysteen inay isku afgartaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho