Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Faah faahin ka soo baxaysa howlgalo lagu dilay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Shabaab ka tirsan

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Faah faahin ka soo baxaysa howlgalo lagu dilay horjoogayaal iyo Maleeshiyaad Shabaab ka tirsan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Amnigga Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdirashiid Xasan Cabdinuur oo Shir Jiraaโ€™id ku qabtay magaalada Kismaayo ayaa Xaqiijiyay in 38 ka Tirsan Maleeshiyadda Al-Shabaab lagu dila hawlgallo 24-saac ugu dambeyay ka dhacay deeganada Beerxaani, Kaamjaroon, Araare iyo Jamaamme.

Wasiirka oo la hadlay Jubbaland Tv ayaa sheegay in hawlgaladda ay sii socon doonan,ilaa maleeshiyada Alshabaab laga saaro deegaanada Jubbaland,waxaana howlgalkaasi fuliyay ciidmada Kumaandooska Soomaaliya,kuwa Jubbaland oo kaashanaya Saaxiibada caalamiga ah.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxweyne Axmed Madoobe uu soo dhaweeyey howlgaladaasi oo ka dhanka ah maleeshiyada Alshabaab.

Madaxweynaha ayaa bogaadiyay howlgaladaasi ka dhanka ah Alshabaab,isagoo ku booriyay in ay sii xojiyaan gulufka lagu cirib tirayo Alshabab.

Dhanka kale howlgal ay deegaanka Baladul Amiin ee Gobolka Shabeelada Hoose,gaar ahaan halka lagu magacaabo Jama Jilaayo ka fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa waxaa ay ku dileen horjooge ka tirsanaa Alshabab.

Horjoogaha la dilay ayaa lagu magacaabaa Cusmaan Yuusuf Mayow waxaana uu howlgalkaasi ka dhacay xarun la sheegay in Alshabaab ayย  u adeegsadaan in ay ku tababaraan caruurta ay ka soo wataan waalidiintooda,taasi oo lagu magacabo SHeeklh Xasan Barsame,Sida ay SONNA u xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan Kumaandooska Soomaaliya.

Caruurtan oo ay shabaabku ka keeneen gobolo kaladuwan ayaa daโ€™dooda u dhexeysa 8 ilaa 15 sano jir,kuwaasi oo gud ahaan tiradooda gaaraysa 38 caruur ah.

Previous Post

Udiyaar garowga soo dhaweeynta wafdiga Madaxweynaha ee Balanbale ย 

Next Post

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Canadaย 

Next Post
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Canadaย 

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo dil iyo dhaawac loogu geystay Canadaย 

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In