Wasiirka Arrimaha Gudaha “ waxaa heer gabo-gabo ah noo maraya diyaarinta hanaanka dib u heshiisiinta Qaranka”
Wareysi gaar ah oo Warbaahinta Qaranka uu siiyay Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya mudane Cabdi Maxamed Sabriye ayuu intiisa badan kaga ...
















