Golaha Aqalka Sare ee dalka oo warbixin ka dhageystay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya+Sawirro
Kulanka Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa waxaa shir guddoomiyey guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. ...
















