Ganacsade Soomaali ah oo Goordhaweyd lagu dilay Koonfur Afrika “SAWIRRO”
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in koox hubeysan ay goor-dhawd ku dhex dileen gaari uu watay xili uu ...
Ganacsade Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in koox hubeysan ay goor-dhawd ku dhex dileen gaari uu watay xili uu ...
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda ee Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Maanta tababar Muddo saddex maalin u socday 50 Kallumeysato oo ...
Waxaa Maalinta afraad hakat oo ku jiraa howlaha hay’adaha samafalka ee ka howlgala xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab tani ayaa ka ...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta ka qayb galay kulan ka dhageysiga Dadweynaha ee Miisaaniyadda 2018 ka. ...
Wasarada Kaluleysiga iyo Qayraadka Badda Dowlad Goboledka Jubbaland ayaa Maanta Tababar Mudo 3 Maalmod uga Socday Hotel Qiilmaaye 50 Kalumeysato ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ...
Munaasabadan uu xilka kula wareegayay Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa ka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Wafdiga Madaxweynaha ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho