Wasiirka Cadaalada XFS oo Muqdisho ka furay shir looga hadlayo dib u eegista barnaamijka Cadaaladda Soomaaliya.
Shirkan oo ay soo qabanqaabisay wasaarada Cadaaladda X. F. Soomaaliya ayaa loo qabtay xubno ka socday qeybaha Cadaaladda sida Maxkamadaha, ...
















