Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaaladda Garoowe
Wafdigaan soo gaaray Garoowe, ayaa waxaa hor kacayay guddoomiyaha maxakamada sare ee Soomaaliya, Mudane Ibraahim Iidle Suleymaan, waxaana ku weheliyay ...















