Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo Kor u qaadida Kaabayaasha Dhaqaalaha Dalka oo ka socda Garoowe

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

ย Shirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo tan Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa shalay ka furmay Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.

Wasiiru Dowlaha Howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Axmed Cabdi kaariye ayaa daah furay Shirkan, iyadoo ay ka qeyb galayaan Madaxda ugu sareysa Wasiiradda Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryaynta Puntland, Aqoonyahano kala duwan iyo Hayโ€™addaha taageera kor u qaadida Kaabayaasha dhaqaalaha dalka.

Intii uu shirka socday waxaa lagu soo Bandhigay Guulaha ay Puntland ka gaartay Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka, iyadoo Wasiirka Howlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryaynta Puntland C/raxmaan Barkhadle Jaamac uu rajo wanaagsan ka muujiyay in uu miro dhalo shirkani.

Axmed Cabdi kaariye Wasiiru Dowlaha Howlaha Guud iyo Dib u dhiska dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in ujeedada shirkani ay tahay sidii loo xoojin lahaa Wada shaqeynta ka dhaxeysa Wasaaradda Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo tan Puntland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa Kaabayaasha Dhaqaalaha dalka, isagoo dhinaca kale xusay in Agab kala duwan ay ku wareejin doonaan Wasaaradda Howlaha Guud ee Puntland kaasi oo wax badan ka tari doono howlaha Wasaaradda.

Previous Post

Xubnaha Aqalka sare oo ka hadlay Qiimaha Xujeyda Soomaaliyeed uga baxa Xajka iyo Cumrada

Next Post

Guddoomiyaha G/Benaadir oo sheegay in ay ka shaqeyn doonaan soo celinta adeegyada Caafimaadka Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha G/Benaadir oo sheegay in ay ka shaqeyn doonaan soo celinta adeegyada Caafimaadka Caasimadda “SAWIRRO”

Guddoomiyaha G/Benaadir oo sheegay in ay ka shaqeyn doonaan soo celinta adeegyada Caafimaadka Caasimadda "SAWIRRO"

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In