`Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland
Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse ...















