Taliska ciidanka Asluubta oo qalab xafiiseed ku wareejiyay Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”
Taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa maanta qalab xafiiseed ay soo saareen Maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ku wareejiyey wasaaradda Warfaafinta, ...
















