Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Horyaalada Ugu Sareeyo Yurub Oo Dib Loo Ciyaaro Doono

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Horyaalada Ugu Sareeyo Yurub Oo Dib Loo Ciyaaro Doono
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

     

                                 England – Premier League March 31

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Laba Todobaad nasasho ah ayeey qaaten horyaalada ugu waa weyn yurub Dib ayaa la isku soo laabanaya todobaadkan manta sabti ah ayaa ugu horeyso oo dib loo ciyaari doona

Kulamada ugu adag ama kuwa manta la ciyaari doono shanta horyaal ee ugu sareyso yurub

Horaalka Ingiriska maanta oo sabti ah kulamada ugu adag ayaa waxaa ka mid ah kulanka adag ee dhex mari doona kooxaha  Everton iyo Manchester City kuwaasi oo ku wada ciyaari doono garoonka Godison Park oo ay ku ciyaarto Everton.

Kulankii ugu danbeyay oo Man city ay ku soo ciyaarto guriga everton waxay ahayd Axad 15 kii janaayo 2017 afar iyo waxba ayaa lagu soo diray City oo haatan horyaalka horkacayso sadexdii kulan ee ugu danbeysay oo ay Man city la ciyaartay Everton waa koox aanan laga adkaan

     Kulamada Galabta iyo Caawa Horyaalka Ingiriiska

14:30 Crystal Palace ? – ? Liverpool

Kulankaan u dhexeeya labadaan kooxod ee Crystal Palace iyo Liverpool waxaa uu yahay mid natiijo badan ay ka sugeyso kooxda Crystal Palace oo mustaqbalka ka sii mid ahaanshaha horyaalka ingiriska uu baxar ku jiro.

Crystal Palace waxaa guuldarooyin ay kala kulantay kooxaha Manchester city Man untd iyo Chelsea kuwaasi oo dhamaan min hal gool ugu adkaaday garoonkooda Selhurts park hase yeeshe galabta ayeey dooneyso ay adkaato si ay ugu badbaado in heerka labaad ay ka baaqsato.

17:00 Brighton & Hove Albion ? – ? Leicester City

17:00 Manchester United  ? – ? Swansea City

17:00 Newcastle United ? – ? Huddersfield Town

17:00 Watford ? – ? AFC Bournemouth

17:00 West Bromwich Albion ? – ? Burnley

17:00 West Ham United ? – ? Southampton

19:30 Everton ? – ? Manchester City

                      Spain – La Liga Santander March 31

Horyaalka spian Barcelona ayaa wali laga adkaan la yahay waana kooxda hogaaminayso horyaalka dalkaas hase yeeshe sevilla ayaa ah koox aad u dhibta Barcelona ayadoo kulankii ugu danbeyay oo sevilla ay ka adkaato barcelona uu ahaa sanadkii 2015 kulan ka tirsan horyaalka spain waxaa ay wada ciyaari doonan caawa xili geeska afrika 21:45 Sevilla ? – ? Barcelona.

           Hadaba imisa jeer ayeey kala adkaaden shanti kulan ee ugu danbeysay

2017/2018 SPANISH LA LIGA Sa 04 Nov 2017 Barcelona 2 – 1  Sevilla

2016/2017 SPANISH LA LIGA We 05Apr 2017  Barcelona 3 – 0  Sevilla

2016/17SPANISH LA LIGA  Su 06Nov 2016  Sevilla 1 – 2  Barcelona

SPANISH SUPER CUP  We 17Aug 2016  Barcelona  3 – 0  Sevilla

SPANISH SUPER CUP  Su 14Aug 2016    Sevilla 0 – 2  Barcelona

Kulamada kale ee la ciyaari doona

14:00 Girona ? – ? Levante
17:15 Athletic Bilbao ? – ? Celta Vigo
19:30 Las Palmas ? – ? Real Madrid

                      Germany – Bundesliga March 31


16:30 Bayer Leverkusen ? – ? Augsburg
16:30 Hannover 96 ? – ? RasenBallsport Leipzig
16:30 Hoffenheim ? – ? FC Cologne
16:30 Schalke 04 ? – ? Freiburg
16:30 VfB Stuttgart ? – ? Hamburger SV
19:30 Bayern Munich ? – ? Borussia Dortmund
21:30 Hertha Berlin ? – ? Wolfsburg

Previous Post

`Madaxweynaha Puntland oo ka Tacsiyeeyey Geerida Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda PASAWEN ee Puntland

Next Post

Kulankii Golaha Shacabka maanta oo la hakiyay kadib soo jeedin ka timid Madaxweynaha JFS

Next Post
Magaalada Garawe oo ay kasocota qabanqaabada soo dhaweynta M/weynaha JFS?

Kulankii Golaha Shacabka maanta oo la hakiyay kadib soo jeedin ka timid Madaxweynaha JFS

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In