Monday, September 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Kooxda Dekadda Oo Sii Dheereysatay Hogaanka Horyaalka Soomaaliya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Kooxda Dekadda Oo Sii Dheereysatay Hogaanka Horyaalka Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kooxda kubada cagta Dekadda ayaa sii dheereysatay hogaanka kala horeynta horyaalka soomaaliya waxaana 6-0  ay ugu adkaatay kooxda Gadiidka oo ka mid ah labada kooxod ee ugu hooseysa horyaalka soomaaliya.

Related posts

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026

Dekada ayaa haatan waxaa ay horyaalka ku horkacaysaa lix dhibcood oo nadiif ah waxaana sidoo kale ay dhalisay lix gool taasi ayaana ka caawin doonta dekada farqiga goolasha ee kooxaha kale ee horyaalka kula loolamaya.

Dekada haatan waxaa ay ciyaartay kulanki 11-aad ee horyaalka premier league Somalia waxaana ay adkaatay kulankii 8-aad ayadoo sadex kulan barbaro ay gashay waana kooxda kaliya ee aanan laga adkaan horyaalka soomaaliya ayadoo horyaalka haatan uu ka dhiman yahay 7 kulan oo quraa hadii ayada oo aanan laga adkaan ku guuleysato horyaalka ay noqon doonta kooxdii sadexaad ee horyaalka ku qaado ayadoon laga adkaan kulan quraa.

Kooxda Gadiidka ayaa ciyaartay kulankii 11-aad waxaana ay la kulantay guuldaradii 7-aad hal kulan oo quraa ayeeyna adkaatay kooxdaasi oo xili ciyareedkan u muuqata mid u laaban rabta horyaalka heerka labaad.

Gadiidka 21 gool ayaa laga dhaliyay kow iyo toban kulan oo ay ciyaartay horyaalka soomaaliya waxaana ay tahay kooxda laga dhaliyay goolasha labaad ee ugu badan horyaalka soomaaliya kooxda waxool oo laga dhaliyay 25 gool ayaa ah kooxda goolasha ugu badan laga dhaliyay horyaalka soomaaliya waana sababta keentay in Gadiidka iyo Waxool ay noqdaan labada kooxod ee ugu hooseya horyaalka soomaaliya.

Kala Horeynta horyaalka soomaaliya halkaan kaga hoose kaga bogo

Previous Post

Mohamed Salah Mucjisada Cusub Ee Kubada Cagta

Next Post

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya+Sawirro

Next Post
Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya+Sawirro

Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya+Sawirro

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Maalinta Dalxiiska Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

September 13, 2026
0

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayo Maalinta Dalxiiska Soomaaliya. Munaasabadda waxaa lagu...

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

Kormeerka Baahiyaha Biyaha iyo Caafimaadka ee Deegaannada Galmudug

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug, Cabdullaahi Maxamed Daahir Leedo, oo ay weheliyaan Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug, Daahir Faarax...

Wasiirka  Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

Wasiirka Xannaanada Xoolaha, XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP Soomaaliya

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Xuseen Maxamed ayaa maanta kulan xoojinta iskaashiga iyo...

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

Madaxda Wasaaradda Gaadiidka XFS oo ka qeybgalay madasha isla-xisaabtanka waxqabadka Xukuumadda Dan Qaran

September 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Faarax Nuux, oo uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In