Sawirro+Wasiir Xoosh “Inaga iyo Ururrada Bulshada Rayidka waxaan ku midoownay ka shaqeynta danta Dalka iyo Dadka”
Kulan u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Ururada Bulshada Rayidka ee kala ah SOSCENSA iyo PUNSAA ayaa muqdisho ka dhacay, ...
















