Diyaaradaha Ciidanka Cirka oo gaaray saldhigga qeybta 60-aad ee Baydhabo
Diyaaradaha Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa toos uga qeyb qaadanaya howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo dalka oo saldhig ka ...
Diyaaradaha Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa toos uga qeyb qaadanaya howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo dalka oo saldhig ka ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Soomaliya Fardowsa Cismaan Cigall iyo Wafdi ay hogaaminayso oo ka qaybgalaya shirka ...
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa guddoomiyey shir ka dhacay xarunta Taliska Ciidanka Booliska, kaas oo ...
Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa ku guuleystay in uu burburiyo shabakado maaliyadeed oo ay ...
Danjiraha cusub ee dowladda Federaalka Soomaaliya ay dhawaan u soo magacawday dalka Hindiya, Danjire, Dr. Cabdullaahi Maxamed Odowaa ayaa gaaray ...
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12-12-2024, Danjiraha Soomaaliya ee Dalwaynaha Shiinaha Danjire Marwo Amb Hodan Cismaan Cabdi ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle oo ay wehliyaan ku xigeenka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ...
Wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Cabdirxamaan Yuusuf (Al-caddaala), ayaa ka warbixiyey qodobada ay goluhu soo saareen. ...
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee dowladda federaalka Soomaaliya, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku guuleysatay ...
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Sahra Yuusuf Cige iyo wafdi ay hoggaaminayso, ayaa wadanka Djibouti kaga qaybgalay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho