Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Kismaayo “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa garoonka Diyaaradaha ee Kismaayo kusoo dhaweeyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
















