Aqoon-isweydaarsiga Tebinta Warbixinnada Xafiiska Hantidhowrka oo lagu qabtay Muqdisho
Ku-xigeenka Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya Mudane Cabdijamaal Ismaaciil ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Fahamka iyo Tebinta ...
Ku-xigeenka Hantidhowraha Guud ee Soomaaliya Mudane Cabdijamaal Ismaaciil ayaa maanta Muqdisho ku soo xiray Aqoon-isweydaarsi ku saabsan Fahamka iyo Tebinta ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maryama Maxamed Xuseen ayaa furtay munaasabadda xuska todobaadka Naas-nuujinta Adduunka ...
Safiirka J.F.S ee Masar ahna wakiilka joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Cali Cabdi Awaare ayaa maanta ku soo ...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa maanta waxa uu kulan shaqo la yeeshay Agaasimaha Guud ee ...
Munaasabad lagu dhiira-galinayay carruurtii ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee shuhadadii naftooda u huray Difaaca Qaranka ayaa maanta lagu qabtay ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si wato safarkiisa shaqo ayaa ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa lagu ansixiyey wax ka beddelka Sharciga Maareynta ...
Sheekh Maxamuud Sheekh Cabdulbaari oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ka qeyb galay shirweynaha Culimada Soomaaliyeed oo maalintii afaraad ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaareynaysaa dilka maamulka Israa’iil uu u geystay hogaamiyihii xafiiska siyaasadda ee Xamaas Ismaaciil Haniya, allaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho