Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegga bulshada+Sawirro
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada Adeegga ee ...
















