Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdiga uu Hoggaaminayo oo gaaray Caabudwaaq
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Mudane Maxamed ...
















