ANC oo si rasmi ugu soo jeedisay Jacob zuma inuu 48 saacadood gudahood isku casilo
Hoggaamiyaha Xisbiga African National Congress Cyril Ramaphosa,ayaa shir guddoomiyay kulan Xisbiga ANC kaga wada hadlayeen Mustaqbalka Madaxweynanimada ee Jacob Zuma. ...
















