Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose oo ka hadlay Howgalkii Ciidmada Xooggu kula wareegeen deegaano ka tirsan Sh/hoose

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Maamulka Gobolka Shabeelaha hoose oo ka hadlay Howgalkii Ciidmada Xooggu kula wareegeen deegaano ka tirsan Sh/hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahin Aadan Najax oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay Howgalkii Ciidamda Xoogga Dalka Soomaaliyeed shalay kula wareegeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose oo ay ku sugnaayeen Maleeshiyaadka Nabad diidka ah ee Argagaxisada Al shabaab.

Guddoomiye Ibraahin Aadan Najax  ayaa tilmaamay in Ciidamaddu la wareegeen deegaano badan oo shabeelaha hoose ka mida Gobolka Shabeelaha hoose iyagoona bur buriyay saldhigyo maleeyshiyadu ku la haayeen Gobolkaasi.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa shalay Dagaal ku wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha hoose halkaasoo ay ku sugnaayeen nabad iyo nolal diid ka tirsanaa Al shabaab.

Howgalkaan Ciidamada Xoogga Dalku ka sameeyeen Gobolka Shabeelaha Hoose ayna kula wareegeen deegaano ayaa ka mid ah abaaabulka Dagaal ee ay wadaan Ciidamada Xoogga Dalka ujeedkiisuna yahay sidii deegaanada yara yar looga saari lahaa Maleeshiyaadka nabad iyo nolal diidka ah ee Al shabaab.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka G Najax:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/02/Wareysi-Guddoomiyaha-Gobolka-Shabeelaha-Hoose-Ibraahim-Aadan-Najax.mp3
Previous Post

BEESHA CAALAMKA” Go’aannadii ugu dambeeyay ee Golaha amniga Qaranka waa tallaabooyin soo dhaweyn Mudan

Next Post

Dhageyso: faah faahin dheeri ah oo kasoo baxaysa Qarax maleeshiyada Al shabaab ku dileen dad Shacab ah oo marayay G/shabeelaha dhexe

Next Post
Dhageyso: faah faahin dheeri ah oo kasoo baxaysa Qarax maleeshiyada Al shabaab ku dileen dad Shacab ah oo marayay G/shabeelaha dhexe

Dhageyso: faah faahin dheeri ah oo kasoo baxaysa Qarax maleeshiyada Al shabaab ku dileen dad Shacab ah oo marayay G/shabeelaha dhexe

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In