Madaxweyne Waare Oo Ku Baaqay In Loo Midoobo Ciribtirka Kooxaha Argagaxisada
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare war qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiskiisa ayaa tacsi ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare war qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiskiisa ayaa tacsi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa tagay Isgoyska Soobe oo shalay uu ka dhacay Qarax maleeshiyaadka Argagixisada ...
Mudane Cabdi Xaashi C/llaahi Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lahadlay SONNA ayaa sheegay in la baajiyay ...
Dad Shacab ah ayaa buux dhaafiyay Isbitaallada iyo sidoo kale Isgoyska Soobe Magaalada Muqdisho sida ay kusoo waramayaan wariyeyaasha SONNA ...
Isbitaalada waxaa yaala meydad iyo dhaawacyo aad u badan,sidoo kale waddooyinka iyo isbitaalada waxaa buux dhaafiyay dadweyne aad u farabadan ...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa booqday goobtii mashaqadu ka dhacday iyo Isbtitaalada isagoo u kuurgalaya xaaladda shacabkii ...
Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa iyo caalamka ayaa si kulul u cambaareyey qarixii bahalnimada ahaa ee shalay ka dhacay isgoyska Soobe ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa ku dhawaaqay sadex maalmood oo baroor diiq qaran ah oo ku ...
Ra'isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo caawa la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay weerarkii ay argigixisadu ...
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow oo la hadlay Radio Muqdisho ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho