Dhageyso barnaamij gaar ah oo ka hadlaya qaraxii maanta
Barnaamijkan ayaa waxaan ka diyaarinay waxyeelada qaraxii maanta u geystay shacabka Soomaaliyeed ha ahaato naf ama maal, waxaana ka qeybgalay ...
Barnaamijkan ayaa waxaan ka diyaarinay waxyeelada qaraxii maanta u geystay shacabka Soomaaliyeed ha ahaato naf ama maal, waxaana ka qeybgalay ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magacaabay guddiga dib-u-habeynta Agaasimeyaasha guud ee Wasaaradaha ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa tagay goobta qaraxa uu ka dhacay waxaana uu sheegay in uu arkay ...
Madaxda gaadiidka gurmadka deg dega ah ee Amin Ambulances C/qaadir Xaaji Aadan oo la hadlay Radio Muqdisho, ayaa sheegay in ...
Ciidamada Ammaanka ayaa gacanta ku dhigay darawal waday gaari Noha ah oo qarax labaad siday,kaasi oo markii dambe ciidamada NISA ...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Mudane Taabit Cabdi Maxamed ayaa asagoo ku sugan Isgoyska Soobe oo uu ka dhacay qarax Khasaaro uu ...
Qaraxani oo ka dhashey gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho ayaa geystay ...
Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magacaabay guddi la socda tartanka loo galayo 26ka Agaasime guud ...
Wasaaradda Cadaalada ayaa maanta tababbar ku aadan sidii la isaga kaashan lahaa in bulshada ay helaan xukun cadaallad ah u ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulanka shir Guddoominayay ayaa ugu horeyn tacsi u diray Xildhibaan Maryan Macalin oo Hooyadeed ay ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho