Xaflad casho-sharaf oo soo dhoweyn iyo sagootin isugu jirah ayaa lagu qabtay magaalada muqdisho
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xaflad casho-sharaf soo dhoweyn iyo sagootin iskugu jirtay ku kala maamuustay Wasiirka cusub ...
















