Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

S/Gaas C/weli Jaamac(Gorod)”oo kulamo layeeshay madaxda Gobolka Mudug ”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
S/Gaas C/weli Jaamac(Gorod)”oo kulamo layeeshay  madaxda Gobolka Mudug ”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka soconaya kulamo u dhexeeya wafdi uu hogaaminayao Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka oo shalay gaaray halkaasi iyo madaxda Gobolka Mudug.

Kulamadani ayaa looga wada arrinsanayaa sidii loo xoojin lahaa heshiiskii nabadeed oo dhexmaray Puntland iyo Galmudug oo taliyaha ciidanka Xoogga Dalka rajo wanaagsan ka muujiyaya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

C/weli Jaamaxa Xuseen(Gorod) taliyaha ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in warbixinta ugu horeysay oo ay heleen ay tahay in meel fiican uu marayo dhameystirka iyo xoojinta heshiiskii nabadeed oo dhawaan laga gaaray colaadihii ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

“Waxaa meel gebo gebo ah maraya dhameystirka heshiiskii nabadeed oo ay gaareen Puntland iyo Galmudug,shacabka labada dhinacana waxay u bisilyihiin nabadda iyo wadanoolaanshaha ujeedka aan u nimad halkan waxay tahay sidii arrimahaasi nabadda iyo heshiiskaasi loo xoojin lahaa”, ayuu yiri Taliye Gorod.

Wafdiga uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo jooga Gaalkacyo waxaa kamid ah Guddoomiyaha Maxkamda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida Liibaan Cali Yaroow iyo saraakiil kale,iyadoo sidoo kale qorshuhu uu yahay dib u habayn lagu sameeyo xafiiska maxakamadda ciidanka Qalabka sida qeybta Puntland.

Heshiiska nabadeed iyo dadaaladii dib loogu furay waddooyinka Gaalkacyo oo ku xirmay dagaaladii horey halkaasi uga dhacay waxaa gogoshaasi fidiyay Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Sareeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod oo 15-kii December 2017 booqasho ku tagay Gaalkacyo

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee XFS oo codsaday in lagu taageero gudashada waajibaadkiisa  

Next Post
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee XFS oo codsaday in lagu taageero gudashada waajibaadkiisa   

Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda ee XFS oo codsaday in lagu taageero gudashada waajibaadkiisa  

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In