Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay sanadkii 2017 iyo Qorshayaasha sanadka cusub
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ka warbixiyay waxqabadkii wasaaradda Maaliyadda ee Sanadkii 2017 iyo waxyaabaha ...
















