Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyn ee Xaruunta Gobolka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle oo la hadlay Radio Muqdisho Codka ...
Ciidamada amaanka Soomaaliya ayaa xalay howlgalo lagu xaqiijinaayo amniga Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ka sameeyay Degmasda Hodan ee Gobolka ...
Wafdi ka socday Qaramada Midoobay ayaa maanta Gaaray Magaaladda Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Gamudug, waxaana ku wehlinayey Wasiirka Wasaarada Gadiidka, Duulista ...
Somalia’s minister for post, telecom and technology after meeting with his counterpart in Djibouti said his Ministry is organizing in ...
HE Abdirahman Omar Osman (Eng. Yarisow), the Mayor of Mogadishu & Governor of Benadir Region today received in his office ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka Golaha Amniga Qaranka. Madaxweyne ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Muqdisho Mudane Cabdi raxmaan Cumar Cusmaan Eng Yariisow ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka ...
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada ayaa sheegay in wasaaraddu qabanqaabineyso shirweyne ay ka soo qeyb galayaan shirkadaha isgaarsiinta ee dalalka ...
Tababarkaan la xiriira Warka iyo Arrimaha taagan oo ay ka faa'idaysanayaan ilaa iyo 50 Wariye oo ka kala socda Warbaahinta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho