Madaxweynaha JFS iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u ambabaxaya degmada Hobyo ee Gobolka Mudug
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u ambabaxaya degmada Hobyo ee ...
















