Madaxweyne Farmaajo oo ku dhawaaqay in Cadaado ay tahay Xarunta Baarlamaanka Galmudug
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi "Farmaajo" ayaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado kula kulmay Odayaasha iyo waxgaradka Cadaado, isagoona kala ...
















