Kulan looga hadlayo Doorashada Soomaaliya 2020-ka oo ka furmay Kismaayo
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka furay Kulan wada tashi ah uu soo ...
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta Magaalada Kismaayo ka furay Kulan wada tashi ah uu soo ...
Magaaladda Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maanta ka furmay shirka Golayaasha Sharci dejinta ee dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada. ...
Afayeenka maamulka Koofur Galbeed nuradiin yusuf oo la hadalay wakalada wararka sonna ayaa ka warbixiyay halka ay marayaan hol galadii ...
Shirka Baarlamaanada Dowladda Dhexe iyo Dowlad goboleedyada ayaa goordhaw ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay halkaas oo uu ...
Farxaan Duraan C/laahi Nuur oo ku Xanuusanaya Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Shiirkole ee Gobolka Banaadir oo la hadlay Radio ...
Iyadoo dhawaanahaanba uu madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare waday dadaalo ku aadan sidii Golihiisa Wasiirada ay codka kalsoonida ah ...
Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar kamid ah xaaladaha noloeed ee ugu adag adduunka. Malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa ...
Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa saacadaha dhaw waxaa ka furmaya Shirka Guddoomiyaasha Golaha Shacabka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho