Shirka dhalinyarada qurbajoogta Soomaaliyeed ( Somali Diaspora Youth Conference) oo lagu qabtay magaalada Alexandria ee gobolka Virginia”Sawirro
Shirkan oo ah mid la qabto sanadwalba waxaa sanadkii tobaad ka soo qeybgalay dhalinyaro qurba joog ah oo ka kala ...
















