Sacuudiga oo ka hadlay arinta Muslimiinta Rohingya
Isagoo ka hadlayay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York oo uu ka socdo shirka golaha guud, ayuu wasiirka arimaha ...
Isagoo ka hadlayay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York oo uu ka socdo shirka golaha guud, ayuu wasiirka arimaha ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdiho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminyo Wakiilka Midowga ...
Muqdisho, Sebtember 23, 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada ku guddoomiyey shir ku ...
Ciidamada ilaalada xeebaha Puntland ee ayaa Deegaanka Marooro oo 9km magaalada Boosaaso ujitra ka soo qabtay dooni lagu magacaabo Al-furqaan ...
Muqdisho, 23 September 2017 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Golaha Shacabka ...
Shirkani oo halku dhigiisa uu ahaa hiigsiga Soomaaliya ee 2021 ayaa lagu daah furay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota ee ...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland Marwo Qamar Deeq Xaaji Qaliif ayaa maanta booqatay qaar ka ...
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta arrimaha dib u eegista Dastuurka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta magaalada Beledweyne kulan kula qaatay Saraakiisha Qaramada Midoobay ee ku sugan ...
Howlgalkaan oo ay Ciidamada xaslinta Caaasimadda Xaley ka sameeyeen Xaafadda Juungal ee Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir ayaa ahaa mid ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho