Maxay tahay qaraarka Baarlamaanka Turkiga ansixiyay ee uu soo dhaweeyay Wasiir Cabdiqaadir
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa soo dhaweeyey qaraarka uu maanta ansixiyay Baarlamaanka Jamhuuriyadda Turkiga, kaas ...
















