Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Tacsi u direy Ehellada Askartii ku geeriyootay Dugsiga Tababarka Booliska ee Jen. Kaahiye, cambaareeyeyna falkaas argagixiso
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa tacsi u direy ehellada askartii geesiyaasha ahaa ee naftooda ku ...
















