Taliyaha XDS iyo saraakiisha Maxkamada ciidammada oo Gaalkacyo u jooga nabadeynta dhinacyo ku dagaalamay {sawirro}
Taliyaha ciidammada xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay wehliyaan Gudoomiyayaasha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Saraakiil kale ayaa maalmahaan u joogay ...
















