Dhageyso: Guddiga madax banaan ee doorashooyinka oo faah faahin ka bixiyay Socdaal ay ku marayaan Gobolada Dalka
Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Cismaanciil Ibraahim Xaliimo yareey oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ...
















