Monday, August 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan wacyigalin ah oo uu ka qeyb galay safirka Soomaaliya u fadhiya South Africa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Kulan wacyigalin ah oo uu ka qeyb galay safirka Soomaaliya u fadhiya  South Africa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Africa Kulankani  wacyigalinta ahaa oo uu soo agaasimay masaajidka Imaamu Bukhaari ee ku yaala magaalada Pretoria ee caasimada dalka South Africa ayaa lagu casuumay Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka South Africa Ambassador Jamaal Maxamed Barrow Iyo Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaalida ee sanadkaan ka qeyb qaadanayay shirsanadadeedkii 8aad ee jaaliyada Soomaalida Koondur Afrika.

Dadweyne farabadan oo ka kala yimid magaalada Pretoria iyo deegaanada u dhow dhow ayaa soo buux dhaafiyay masaajidka Bukhaari kuwaa oo doonayay in ay ka faa’iideystaan Kalmadaha wacyigalinta iyo dardaaranka isugu jira oo Sheikha u waday bulshada Soomaaliyeed.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

August 30, 2026
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

August 30, 2026

Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo halkaasi kalmado uu ka jeediyay waxaa uu aad xogga ugu saaray dardaan wanaagsan oo aad u anfacaya bulshada Soomaaliyeed waxaana uu si gaar ah ugu hadlay dhibaatooyinka ay leedahay qabyaalada iyo qurunkeeda,waxaa sido kale sheikh uu soo hadal qaaday dhobaatooyinkii laga dhaxlay bururkii dagaaladii sokeeye ay u geysteen bulshada Soomaaliyeed iyo dowlad la’aantii soo martay dalkeena Hooyo ee Soomaaliyeed.

Sheikh oo bulshada la dardaaramayay ayaa soo hadal qaaday qiimaha ay leedahay marka ay bulshada isugu timaado ka shaqeynta danta guud wax waliba oo ay noqoto sida dib u dhiska dalka waxaana uu soo qaatay aayado iyo Axaadiith looga hadlayay Arintaasi,

Sheikh ayaa hadalkiisa kusoo gaba gabeeyay Faa’iida ay leedahay midnimada iyo isku xerka bulshada waxaana uu ku baaqay in arintaasi ay bulshada Soomaaliyeed meel adag ka istaagto .

Ugu Dambeyn waxaa hadal kooban halkaasi ka jediyay safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Koonfur Afrika Jamaal Maxamed Barrow waxaa uu mahad celin balaaran u jeediyay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Africa sida ay xil adag isaga saareen isku xerka midnimada iyo ka shaqeynta diinta Islaamka,waxaa sido kale u mahad celiyay Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo safar dheer usoo galay in uu ka qeyb qaato wacyigalinta bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaani Koonfur Afrika.

Previous Post

TOOS U DAAWO:- Munaasabadda Furitaanka Garoonka Caalamiga ah ee Garoowe

Next Post

ka dib sanado badan oo colaado ah” Soomaaliya waxay dooneysaa iney dib u soo celiso sharafkii Dalxiiska

Next Post
ka dib sanado badan oo colaado ah” Soomaaliya waxay dooneysaa iney dib u soo celiso sharafkii Dalxiiska

ka dib sanado badan oo colaado ah” Soomaaliya waxay dooneysaa iney dib u soo celiso sharafkii Dalxiiska

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Luanda uga qeybgalay Kalfadhiga 21-aad ee Golaha Midowga Afrika

August 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Luanda ee dalka Angola kaga qaybgalaya Kalfadhiga...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka XFS oo kulan la qaatay Madaxa Xafiiska UNSOS

August 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Omar Afrah ayaa kulan la yeeshay Ku-simaha Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐰𝐢𝐭𝐳𝐞𝐫𝐥𝐚𝐧𝐝

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐥𝐚 𝐤𝐮𝐥𝐦𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐰𝐢𝐭𝐳𝐞𝐫𝐥𝐚𝐧𝐝

August 30, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta kulan wax-ku-ool ah la yeeshay wafdi ka socday...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦 𝐚𝐡 𝐥𝐚 𝐲𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐃𝐨𝐰𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐭𝐚𝐫

August 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kulan muhiim ah la yeeshay dhiggiisa dalka Qatar Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In