Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Guddiga madax banaan ee doorashooyinka oo faah faahin ka bixiyay Socdaal ay ku marayaan Gobolada Dalka

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Guddiga madax banaan ee doorashooyinka oo faah faahin ka bixiyay Socdaal ay ku marayaan Gobolada Dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Cismaanciil Ibraahim Xaliimo yareey oo la hadashay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay Socdaal ay maalmihii dambe ku marayeen Gobolada Dalka gaar ahaan deegaanada hoos yimaada Maamulada Jubbaland,Koonfur galbeed iyo Hirshabeele.

Xaliimo Cismaanciil Ibraahim Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa tilmaantay in Guddiga oo ka duulaya Go,aankii madaxda Qaranka ee ahaa in Dalka la gaarsiiyo doorasho qof iyo cod ah ay xaagga saarayaan hir galinta Go,aanka Madaxda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa bilihii lasoo dhaafay waday safaro kala duwan oo ay ku tagayaan Gobolada Dalka gaar ahaan deegaada Dowlad Goboleedyada waxaa ayna gaareen Maamulada Jubbaland,Koonfur galbeed iyo Hirshabeele iyagoona tilmaamay in ay dhawaan gaari doonaan Putland iyo Galmudug.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka Xaliimo yareey:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/01/Wareysi-XAliimo-Ismaaciil-ibraahim-xaliimo-yarey-sx.mp3
Previous Post

DAAWO SAWIRRADA: Garoonka diyaaradaha Garoowe oo dib u habeyn lagu sameeyay

Next Post

Labada Kuuriya oo Heshiis heer sare ah ka yeeshay Ciyaaraha Olimbigga

Next Post
Labada Kuuriya oo Heshiis heer sare ah ka yeeshay Ciyaaraha Olimbigga

Labada Kuuriya oo Heshiis heer sare ah ka yeeshay Ciyaaraha Olimbigga

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In