Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goor dhow u duulay magaalada Garowe “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa u duulay magaalada Garowe ee xarunta ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed cabdulaahi farmaajo iyo Wafdi Balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa u duulay magaalada Garowe ee xarunta ...
Shan ka mid ah dhaawacyadii bishii December loo qaaday dalka Masar aya dib loogu celiyay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo xaaladooda ...
–Marwada 1-aad ee Madaxweynaha JFS Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa shalay Qado sharaf wada qaateen fanaanad Faadumo Cali Nakruuma, Luul ...
Sahanka Caafiimadka dalka iyo macluumaadka dadka Soomaaliyeed ayay Wasaaradda Qarsheynta dowladda Federaalka agaasinkeeda Xogaha Qaranka maanta ku qabtay magaalada Muqdisho. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa Saaka dhagax dhigay Dugsiga hoose dhexe Xaawo Taako ee Degmada ...
Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku difaacay Caafimaadkiisa inuu wanaagsan yahay, dib markii lagu sheegay inuu waalan yahay. Donald ...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa howlgala military oo ka dhan ah maleeshiyada Alshabaab oo ka dhacay Gobolka ...
Guddoomiyaha Degmada Buulo barde ee Gobolka Hiiraan Cabdi Daahir Karoore oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah ...
Ugu yaraan sideed qof ayaa ku dhintay badda 84 kalena waa la soo badbaadiyay ka dib markii doon ay la ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho