Magaalada Garoowe oo ay ka socota u diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweynaha Dalka “SAWIRRO”
Magaalada Garoowe ee caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa looga diyaar garoobayaa soo dhowaynta Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ...















