Dhageyso Barnaamijka Wadajir oo diiradda lagu saaray abaaraha.
Soo Saare : Maxamednuur Macalin Maxamed Tabiye :Abdishakur Ali Ahmed
Soo Saare : Maxamednuur Macalin Maxamed Tabiye :Abdishakur Ali Ahmed
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Xeer Madaxwayne oo uu ku aqbalay xilka qaadistii Hanti dhawrka ee Golaha Wasiirada ...
Muqdisho 5 May 2017 - Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey diyaar garowga shirka London ...
Shir looga hadlayey dhismaha cisbitaalka degmada Warshiikh ee gobalka Shabeellaha dhexe iyo sameynta mashaariicyo kale oo horumarineed ayna ka soo qeybgaleen Jaaliyadda ...
Barnaamijka kulanka todobaadka oo ka baxa Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka ayaa waxaa marti ku ahaa wasiirka Dhallinyarada iyo ciyaaraha ...
Ciidamada booliiska Soomaaliyeed ayaa howlgal lagu adkeeynayo ammaanka xalay ka sameeyay xaafado ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Howlgalkan oo ...
Muqdisho, 4 May 2017 - Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu shir-guddoominayey ...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay ururada bulshada rayidka ee SOSECENSA iyo PUNSAA ...
Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefdi uu ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho