Madaxweynaha oo Tababar u soo xirey dufcaddii ugu horreysay ee ka qalin jabiya Kulliyadda Tababarka Ciidamada Turky-Som “SAWIRRO”
Muqdisho, Disembar 11, 2017: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tababar u soo xiray dufcaddii ugu horreysay ...
















