Turkiga oo qabanaya kulan sadex geesood ah oo la xiriira amniga
Taliyaha ciidamada Turkiga ayaa lagu wadaa in 14-ka bishan uu la kulmo dhigiisa dalka Ciraaq iyo saraakiil ka socota dalka ...
Taliyaha ciidamada Turkiga ayaa lagu wadaa in 14-ka bishan uu la kulmo dhigiisa dalka Ciraaq iyo saraakiil ka socota dalka ...
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliya Dr. C/raxmaan Ducaalle Beyle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay natiijadii ka soo ...
Shirka 37aad ee Midowga Idaacadaha Dowladaha Carabta ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Tunis ee Caasimadda Dalka Tunisia. ...
Waddanka Maraykanka ayaa ku baaqay degenaansho Bariga Dhexe iyo dejinta geeddi-socodka nabadda, halka wasiirrada arimaha dibadda Midowga Yurub ay si ...
Shirweyne Qaran ee nidaamka Xeer ilaalinta dalka ayna ka qeybgaleen mas'uuliyiin ka tirsan dowladda F. Soomaaliya ayaa maanta ka furmay ...
Ka dib markii Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ay Heshiis ku Saxiixdeen Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca kaasoo ku ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaarey magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga,halkaasi oo ...
Guddoomiyaha Magaale Xeebeedka Qadiimiga ah ee Hobyo C/laahi Axmed Cali Faad oo la hadlay Radio Muqdisho Codka Jahmuuriyadda Soomaaliya ayaa ...
War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Ruushka ayaa lagu sheegay in Xukuumadda Mosco ay ciidamadeeda kalabaxaysa Dalka Syria,iyadoo haatan uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho