Thursday, July 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dhageyso: Isbadal xooggan oo laga dareemayo Magaalada Dhuusamareeb

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka, Wareysiyada
0
Dhageyso: Isbadal xooggan oo laga dareemayo Magaalada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ka dib markii Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka ay Heshiis ku Saxiixdeen Madaxda Maamulka Galmudug iyo Ahlusuna Waljameeca kaasoo ku aadanaa midnimada Gobolada dhexe iyo qeybsiga Hanaanka Siyaasadeed ee Galmudug ayaa waxaa Magaalada dhuusamareeb waxaa laga dareemayaa Isbadal xooggan oo dhanka Amniga iyo Nadaafadaba ah.

Maxamed deeq Cabdi Maxmed Wariyaha Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed oo kaga soo warama Magaalada dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ayaa soo sheegaya in magaalada laga dareemayo Isbadal sare oo dhanka Amniga ah iyadoo Ciidmada Gaar ah la dhigay jidadka Magaalada.

Related posts

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026

Magaalada Dhuusamareeb ayaa la filayaa in dhawaan ay gaaraan Madax kala duwan oo ka socda Maamulka Galmudug,Ahlusuna iyo Beesha Caalamka.

Halkaan ka dhageyso Codka Wariye Maxamed deeq:

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2017/12/wareysi-Maxmed-Deeq.mp3

Previous Post

Madaxweynaha DFS oo lagu soo dhaweeyey Dalka Turkiga

Next Post

Shirweyne Qaran oo la xiriira shaqada xeer ilaalinta ayaa laga furay Muqdisho

Next Post
Shirweyne Qaran oo la xiriira shaqada xeer ilaalinta ayaa laga furay Muqdisho

Shirweyne Qaran oo la xiriira shaqada xeer ilaalinta ayaa laga furay Muqdisho

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga XFS oo shir muhiiim ah uga qaybgalay dalka Uganda

July 30, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga JFS, Mudane Cumar Cali Cabdi, ayaa maanta magaalada Kampala ee Jamhuuriyadda Uganda kaga qayb galay Shirka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

Wasiirka Warfaafinta XFS oo Ethiopia uga qayb-galay Shir-madaxeedka Dadweynaha Adduunka ee Afrika

July 30, 2026
0

Wasiika Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

Madaxweyne Xasan Sheekh oo guddoomiyey shirka golaha wasiirada

July 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaasi oo looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay taliyaha Ciidanka Maraykanka ee AFRICOM

July 30, 2026
0

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa diiradda lagu saaray xaaladda amni ee guud ahaan gobolka, dardargelinta dagaalka ka dhanka ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In