Madaxweye Farmaajo oo Xalay casho sharaf ah la qaatay Wasiiradda Warfaafinta Dowlad goboleedyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf ah la qaatay Wasiiradda Warfaafinta Dowlad Goboleedyada ...
















