Sunday, August 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roobab lagu diirsaday oo saacadihii lasoo dhaafay ka da,ay Gobolada Hiiraan iyo Galguduud

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Roobab lagu diirsaday oo saacadihii lasoo dhaafay ka da,ay Gobolada Hiiraan iyo Galguduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wariyaasha Warbaahinta Qaranka ee kaga Soo warama Gobolada Hiiraan iyo Galguduud C/shakuur Cismaan Cali iyo Maxamed-deeq Cabdi Maxamed ayaa soo sheegaya in roobabkaan oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ay dhaqdaan saacadihii lasoo dhaafay ay ka da,een Goboladaasi.

C/shakuur Cismaan Cali oo kaga soo warama Gobolka Hiiraan ayaa soo sheegaya saaka in deegaano ka tirsan Gobolkaasi ay ka da,een Roob ay siweyn ugu diirsadeen bulshada deegaanada ka tirsan Gobolkan Hiiraan ee Roobku ka da,ay waxaa ka mid ah deegaanka Farlibaax iyo deegaano kale oo hoos yimaada.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

August 2, 2026

Dhanka kale Maxamed-deeq Cabdi Maxamed ah Wariyaha Warbaahinta Qaranka ee Gobolka Galguduud ayaa sheegaya in Gobolkaasi uu ka da,ay Roob ay ku diirsadeen bulshada Galguduud kaasoo Biyo dhigay meelaha ay Biyihu galaan.

Deegaanada uu ka da,ay Roobka ee Gobolka Galguduud ayaa waxaa ka mid ah Magaalada dhuusamareeb ee Xaruunta Gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya.

Roobabkaan ka da,ay qaar ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa kusoo beegmada xili inta badan ay Gobolada Dalka ay ka jirtay Abaar saamayn xun ay ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Beeralayda iyo Xoola dhaqatada ku nool dhulka miyiga ah.

Previous Post

Madaxweyne Trump oo Twitterkiisa muddo kooban hawada laga saaray sababta

Next Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray magaalada Laascaanood

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafti wasiirro ah ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta dowlad-goboleedka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Aljeeriya

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa ka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daah-furay Shirka Dardargelinta Istaraatiijiyadda iyo Qorshaha Guddiga Qaran ee Gancsiga

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Shirka Dardargelinta Istiraatiijiyadda iyo...

Bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota oo si weyn uga qayb gashay aaska hobolkii weynaa ee Axmed Cali Cigaal

Bulshada Soomaaliyeed ee Minnesota oo si weyn uga qayb gashay aaska hobolkii weynaa ee Axmed Cali Cigaal

August 2, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa si weyn uga qayb galay aaska loo sameeyay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In