DEG DEG:- Hanti Dhowraha Guud ee Qaranka oo la magacaabay
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii Todobaad laha ahaa oo ay Maanta yeesheen waxay ku Ansixiyeen Hanti dhowraha guud ...
Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa kulankoodii Todobaad laha ahaa oo ay Maanta yeesheen waxay ku Ansixiyeen Hanti dhowraha guud ...
Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada xasilinta amniga dalka gaar ahaan caasimadda, iyagoo bogaadiyay sida ay u socdaan howlgallada. Qaar ...
Wada shaqayn wanaagsan oo dhex marta ciidanka qalabka sida Dalka waa mid horseedaysa in ay dhabar jabiyaan cadowga Ummadda Soomaaliyeed, ...
Wafdi uu hogaaminyo Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Soomaaliya Cabdi Daahir Cusmaan ayaa Booqday Qaar ka mid ah Jaamacadaha ...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo u tegey magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland ...
Falkaan lagu gubay Goobaha ganacsiga oo ay ku dhinteen Alle u naxariiste Cali Maxamuud Cali, Cabdullaahi Cali Ceymooy ayaa waxaa ...
Shilkani diyaaradeed oo ka dhacay garoonka ay leeyihiin ciidamada Cirka ee dalka Jabuuti ayaa sababay qasaare isugu jira dhimasho iyo ...
Munaasabad abaal marino lagu guddoon siinayey kooxaha kaalmaha hore ka galay horyaalka heerka koobaad ee kubadda cagta Dalka ayaa waxaa ...
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in la fasaxay Miisaaniyadda Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya bilaha July iyo ...
(Muqdisho, 02 Agoosto, 2017) Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ayaa maanta ku qabatay magaalada Muqdisho shir wada-tashi ah oo looga ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho