Ra’iisal wasaare Xasan Cali Khayre: Shacabka Soomaaliyeed meel ha uga soo wada jeestaan ficilada Argagixisada
Ra’iisul Wasaaraha Xukumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa uga tacsiyadeeyey Qoysaska, Qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed qaraxii maanta kooxada ...















