Saturday, September 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo la kulmay Safiirka Midowga Africa Somaliya Francisco Madeira(Sawiro)

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Warfaafinta Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo la kulmay Safiirka Midowga Africa Somaliya Francisco Madeira(Sawiro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Hanuuninta Dadweynaha Xukumada Soomaaliya Mudane C/Raxmaan Cumar Cismaan Yariisow iyo Safiirka Midowga Afriga Somaliya Francisco Madeira Ayaa Waxaa Ay ka Wada Hadleen is Kaashi Dhex Mara Warbaahinta Qaranka Iyo Amisom Qeyba WarbaahintaΒ  Sidii Ay Ugu Wada Shaqeyn Lahaayeen Wacyi Galinta ka Dhanka ah Amniga Dalka.

Sidoo kale waxyaabaha La isla Soo Hadal Qaadey ayaa Waxaa Ka Mid Ah Doorka Iskaashi Warbaahineen Ee looga Qayb qaadan Karo La Dagaalanka Arga Gaxisada Iyo sida Wariyaasha Soomaaliyeed ay Ugu soo warami Karaan Jiida Hore Ee Daalka Ee Ka dhanka Ah Al-shabaab.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026

Mudane Eng C/raxmaan Cumar Yariisow Ayaa Kulanka Ka dib Warbaahinta Qaranka la Hadley Isagoona sheegay in Rajo wanaagsan Uu ka Qabo in ay Hir-Galaan Waxyaabaha Isaga iyo Ambasador Francess Madera ay Ka wada Hadleen.

ugu Dambeen Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Ee Soomaaliya Ayaa sheegey In warbaahintu Ay tahay Goobta Kaliya Ee Lagula dagaalami Karo Fikirka Qaldan Ee Shabaabka Ay Dhalinyarada Soomaaliyeed Ay ku maran Habaabiyaan

Previous Post

Kulan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo Xalane kusoo idlaaday (Dhageyso+ Sawiro)

Next Post

Qarax ka dhacay Muqdisho

Next Post
Ciidanka Amaanka oo Noolasha ku qabtay mid kamid ah Maleeshiyadii weerartay  Maqaayadda

Qarax ka dhacay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna ku-simaha Madaxweynaha oo soo xiray tartanka kubadda kolayga ee General Daa’uud

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ahna ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa garoonka kubadda...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

Soomaaliya oo ka qaybgashay Madasha Caalamiga ah ee Dhaqamada Midoobay

September 26, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay maalinta labaad...

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In