Kulan u dhaxeeyay Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM oo Xalane kusoo idlaaday (Dhageyso+ Sawiro)
Kulankan oo mudo shan Cisha ah Ka soconayey Magaalada muqdisho una dhaxeeyey Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa Looga hadlayey sidii ...
Kulankan oo mudo shan Cisha ah Ka soconayey Magaalada muqdisho una dhaxeeyey Dowladda Soomaaliya iyo AMISOM ayaa Looga hadlayey sidii ...
Maamulka Jubbaland ayaa sheegay inay bilaabeen howl-gal ka dhan ah oo maleeyshiyaadka Nabad diidka ah ee Al shabaab looga saarayo ...
kulan looga hadlayay adkeynta Amniga deegaanada Gobolka Gedo ayaa lagu qabtay Magaalada Garbahaarey ee Xaruunta Gobolka Gedo. Kulanka ayaa waxaa ...
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan ka mid ah kulamadooda caadiga ah. Kulanka Baarlamaanka ayaa waxaa lagu ...
Mudane Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo ah sii hayaha Wasiirka Amniga Puntland oo warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ayaa sheegay ...
Ra’isul wasaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo ay wehliyaan xildhibaano ka tirsan barlamaanka , wasiirka xanaanadda xoolaha ...
Dhageysiga qorshaha xukuumadda ee ku saabsan dhismaha Golaha Adeega Garsoorka ayuu ahaa ajendaha kalfadhiga labaad kulankiisa lixaad ee mudaniyaasha golaha ...
Nin Soomaali ah oo magaciisa lagu soo gaabiyay C/raxmaan kana yimid magaalada Gaalkacyo ayaa caafimaad u tagay dalka India, dhakhaatiirta ...
Duqa magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug Xirsi Yuusuf Barre ayaa ka dayriyay Xaalada nolaleed Dadka ay abaaruhu saameeyeen kuwaa ...
Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya ayaa maleeshiyaad Al shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Bakool. Saraaskiisha Ciidamada Xooga Dalka ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho